E-mail: info@sayssom.org    | E-mail: saysorg@gmail.com    |    Phone: +252 63 4456563   
News
Wacyi Galin

Kulan Lagaga Hadlayay fahanka dhalinta iyo haweenku inuu noqdo mid isbadal yeesha somaliland gudeheeda dorashooyinka soo socda

SAYS > News > Kulan Lagaga Hadlayay fahanka dhalinta iyo haweenku inuu noqdo mid isbadal yeesha somaliland gudeheeda dorashooyinka soo socda
  • SAYS
  • No Comments
Kullana oo agasinkiisa uu lahaa ururka Saysyouth Ngo ayaa ahaa mid xiiso iyo natiijoyin xambaarsan kaasi oo sadexdii billood ee soo dhafnay ka qabsoomay Magalada Brama.
Ujeedkiisuna ahaa fahanka dhalinta iyo haweenku inuu noqdo mid isbadal yeesha somaliland gudeheeda dorashooyinka sos socda
Ina aan u aragno qofka siyaasiga inuusan ahay qof danihiisa gaarka àh aan kula sacaba tuno ee inaa aan ka dhex arki karno qof danaha shacabka iyo wadaniyada ku xeel dheer inuu yahay.
Author: SAYS

Leave a Reply