E-mail: info@sayssom.org    | E-mail: saysorg@gmail.com    |    Phone: +252 63 4456563   

SAYS: Fariin Ku Socota Bulshada Nugul Waqti Roobaadkan

SAYS > News > SAYS: Fariin Ku Socota Bulshada Nugul Waqti Roobaadkan
  • SAYS
  • No Comments

Ururka Badbaadada Dhalinyarada Somaliland ee SAYS waxa uu bulshda gaar ahaan dadka nugul ku baraarujinyaa in laga foojignaada khatarta ka dhalinkarta waqti roobaadkan ee wax yeeli karta nafta dakda iyo tan duunyadana.

 

Sidoo kale waxa uu ururka SAYS ku baraarujinyaa bulshada in laga fogaado cabitaanka biyaha wasakhaysan ee roobka ka dhashay, kuwaas oo sababi kara halis caafimaad, waqtigan lagu jiro.

 

Hamigayagu Waa badbaado bulsho oo masuuliyad ay ku ladhan tahay

 

Author: SAYS

Leave a Reply