E-mail: info@sayssom.org    | E-mail: saysorg@gmail.com    |    Phone: +252 63 4456563   

Dhiirigalin

SAYS > Dhiirigalin
Dhiirigalinta Dhalinyara Sidii Ay Uga Qayb Noqon Lahaayeen Hawlaha Biliaadantinimada

Waxaan soo dhawaynaynaa Bilshada inta kamaqan miisaska go’aan qadashada ama fullinta dallka sidii ay madashaasi u imaan lahaayeen. Waxanan u taaganahay Sidii horaba aan ugu hawlanayn hormarka arimaha aadamaha u danta ah.

November 14, 2022
No Comments